waa maxay naxwe

3 Answers
Cabdi Qani
May 10, 2023, 9:27 pm
suaashaan jawaabteeda hadaa isku dayo waa naxwaha waacilmi lagu barto kalimada aakhirkooda waxa saaran
Fosiyo Khalid
January 8, 2024, 7:09 pm
naxwe waa brashada xeerarka ku saabsan sida ay erayada isku bedelan qaabkood ay u raacan ereyo kale si ay u sameeyan weero
Queen of somalia
May 7, 2023, 5:25 pm
Naxwe ama grammar waa nidaamka luqadeed ee lagu qoro ama lagu hadlo luqad kasta. Waxaa ka mid ah xeerarka luqadeed ee lagu qoro ama lagu hadlo, sida qaabka loo isticmaalo ereyada, xarafyada, iyo qalabka kale ee luqada. Naxwaha waxay ka kooban tahay xeerar kala duwan oo loo isticmaalo si loo xaqiijiyo in luqada ay noqoto mid sax ah oo fudud, qofkasta oo luqada ku hadlaa ay fahmi karaan. Naxwaha waxaa lagu bartaa iskuulada, jaamacadaha iyo kulliyadaha luqadda.

Leave Answer

You must be logged in to answer.