Loading...

waa maxay naxwe

4 Answers

4 Answers

    1. Replying to maryamo
      naxwe waa xeerka barshad Afka somaliga

      naxwe waa barashada xeerarka ku sabsan sida erayadu isu bedelaan qaabkooda koox ahaanna u raacaan erayo kale si ay u sameeyaan weero

  1. Naxwaha afku waa habka iyo hannaanka loo habeeyo amma la isugu hagaajiyo si loo dhiso weedho macno samayn kara.
    Qeexid kale oo naxwaha afku leeyahay ayaa ah, naxwuhu waa urur amma kooxo xeerar ah oo loo dejiyey af amma luqad ummadi leedahay, si uu afkaasi macno u yeesho qoraal ahaan iyo hadalba.

    1. Replying to caawiyepanel
      Naxwaha afku waa habka iyo hannaanka loo habeeyo amma la isugu hagaajiyo...

      Maxwell was barashada heerarka usaabsan afka

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message