Loading...

waa maxay naxwe

2 Answers

2 Answers

  1. Naxwaha waa habka iyo hannaanka loo habeeyo amma la isugu hagaajiyo si loo dhiso weedho macno samayn kara.

    Qeexid kale oo naxwaha afku leeyahay ayaa ah, naxwuhu waa urur amma kooxo xeerar ah oo loo dejiyey af amma luqad ummadi leedahay, si uu afkaasi macno u yeesho qoraal ahaan iyo hadalba

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message