Loading...

waa maxay noole ama manoole

1 Answer

1 Answer

  1. Noole.waa wax walba oo naf leh, dhaq-dhaqaaqi kara, soo dhasha, jidhkiisu koro isla markaana dhinta kaas oo ku nool oogada [1] ama meere kale.

    Ereyga Noole waxa soo hoos-gala dhamaan wixii naf ku jirto.

    Ma Noole.waa wax walba oo billaa naf ah, aan xarakaad samayn karin isla markaasna laga hello oogada dhulka ama meere kale.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message