Loading...

waa maxay oromo

1 Answer

1 Answer

  1. Oromo Waa Qowmiyad Degta Itoobiya Iyo Koofurta Kiinya. Waana Qowmiyada ugu badan ee Itoobiya ama Geeska Afrika. Afkooda ama luqadooda Waxaa la dhahaa Afaan Oromo. Afkooda waa qayb ka mid ah laanta Kushiitiga ee afafka Afro-Aasiyatik.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message