Loading...

waa maxay qoys

1 Answer

1 Answer

  1. Qoys. waa dad ka kooban dhowr qof, ugu yaraan labo qof (seey iyo xaas), kuwaas oo hal aqal wada degan. Qoysku waa waalid (hooyo iyo aabo), aboowe iyo abaayo (ubadka), ilmaha, ciyaalka, caruurta iyo dad qaraabo ah oo hal meel ku wada nool.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message