2 Answers
            
            
        
        Saynis waa cilmi kasta ee ku dhasan tijaabo ama shey la xaqiijiyay. Saynis waxaa la isla dhahaa dhamaan culuumta ka hadleysa noolaha iyo manoolahaba.
                        saynisku waa barashada waxa nool iyo waxa aan nooleyn.
                Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
