waa maxay saynis

2 Answers
Hassan mohamed
May 14, 2023, 10:09 pm
waa maado ka had laysa waxa nool iyo waxa aan noolayn
caawiyepanel
April 29, 2023, 5:56 am
Saynis waa cilmi kasta ee ku dhasan tijaabo ama shey la xaqiijiyay. Saynis waxaa la isla dhahaa dhamaan culuumta ka hadleysa noolaha iyo manoolahaba.

Leave Answer

You must be logged in to answer.