loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
mohamett Axmed
May 2, 2023 | 12:41 am |1 Answers

waa maxay science

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 2, 2023, 12:50 pm
Science) waa wax kasta ee ku saabsan aqoon iyo dhaqan gelin Saynis ku dhisan qeexitaan iyo ulajeeddo sida fiisikisMid ku dhisan khibarad ee laga qaatay dabiicaddaSaynisku waa cilmi kasta oo la xaqiijin karo, iyadoo la isticmaalayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma xirna goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha! Tusaale: haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo haydrojiin ah iyo hal atom oo ogsajiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa! Maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa "biyo". Saynisku waa cilmiga ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Cabdi Salaam
    ereyadan heestan yaa sameeyay aan ooye albaabka iixidh
    Mar 25, 2023 - 09:31 |1 Answers
  • caawiye Admin
    Chapter3 (Q15) What muscles shown below are classified as voluntary muscles?
    Aug 11, 2021 - 23:57 |1 Answers
  • Queen of somalia
    sheeg ninkii ka dhashay reer banii israa.iil ee lagu Yaqanay Maalka badan?
    Mar 21, 2023 - 17:44 |1 Answers
  • Haadi Xasan
    كم ‏إستمرت ‏الدولة ‏الإسلامية في ‏عهدالنبي ‏صلى ‏الله ‏عليه ‏وسلم
    Apr 23, 2023 - 08:12 |1 Answers
  • Nalka Nuure
    sheeg qofkee ugu horeeyay ee kumbiyuutarka soo saaray
    Feb 08, 2023 - 16:58 |2 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img