waa maxay seynis

3 Answers
Axmed Indho indho
March 18, 2023, 11:23 pm
waa barashada noolaha iyo ma noooaha
C/raxmaan
April 17, 2023, 2:39 am
waa barashada noolaha iyo manoolaha
caawiyepanel
February 14, 2023, 2:03 pm
Saynis waa cilmi kasta ee ku dhasan tijaabo ama shey la xaqiijiyay. Saynis waxaa la isla dhahaa dhamaan culuumta ka hadleysa noolaha iyo manoolahaba.

Leave Answer

You must be logged in to answer.