Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Don't have an account?Sign Up
Caawiye app
Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world
Already have an account?Login
Stay connected
M | T | W | T | F | S | S |
---|---|---|---|---|---|---|
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | ||
6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 |
13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 |
20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 |
27 | 28 | 29 | 30 | 31 |
2 Answers
Queen of somalia
Waa maxay siyaasad?
Siyaasaddu waa eray asal ahaantiisa kasoo jeeda afka carabida, macnayaal kala duwan oo meeqaamo kala duwana waa lasiiya waxa uu la dhig yahey erayga afka ingiriisida lagu yidhaa “Politics” kaasi oo bilawgii ka yimi wadanka giriiga oo ahaa meelihii u horeeyay ee aqoonta latiinka ah iyo eray bixinteeduba kasoo farcameen, micna ahaana lagu fasirey habka aragti iyo waxqabadba bulsho loogu saameeyo amaba wax looga badeli karo, saameyntaas waxa kamid ah in go,aan isku mida koox ama dad meel kuwa dhaqani ka gaadhaan arin hortaala, Waxa kale oo la yidhaahdaa waa awooda uu qof ku gaadhsiin karo bulsho mawaaqiftiisa. Amaba waa habka ay dawladdu u maamusho dadkeeda, iskusoo wada duuboo waxeynu ka dhadhansan karnaa iney tahey hab qorsheysan oo maamul iyo haggis leh.
Hibaaq Cabdiwali
Siyaasadu waa nidaam iyo hab maamul oo kusalaysan danaha iyo wax wada qabsiga iyo hormarka bulsho cadibsn