1 Answers
Soomaaliya waa dal dhaca Geeska Afrika, galbeedna waxa ka xiga Itoobiya, waqooyi galbeed Jabuuti, Koonfur-galbeed Kenya, Gacanka Cadmeed oo woqooyi ka xigta, barina badweynta Hindiya. Caasimadeeda waa Muqdisho, waxaana ku nool ku dhawaad 16 milyan oo qof. Luuqadaha rasmiga ah ee Soomaaliya waa Soomaali , inta badan dadkeeduna waxay ku dhaqmaan diinta Islaamka.
Leave Answer
You must be logged in to answer.