waa maxay tamar

2 Answers
Hassan mohamed
May 20, 2023, 8:14 pm
waa awooda shaqoblagu qabrlto
Queen of somalia
May 14, 2023, 9:35 pm
Tamar..waa astaamaha kartida walaxu leedahay. Guud ahaan tamartu waxaa loo qaybiyaa Tamar falgaleedka, Tamar Cufisjiidadka, Tamar socod, Tamar loodsan, Tamarta danabka iyo Tamarta Niyukliyeerka (bu’eed), laakiin intaas uun kuma koobna ee waxaa jira noocyo badan oo Tamar ah, sida: Tamarta kaydsan.

Leave Answer

You must be logged in to answer.