waa maxay Taraawiix?

2 Answers
Amiira Ali
May 26, 2023, 12:50 pm
waa salaad sunno ah oo bisha ramaadan la tukado
caawiyepanel
November 26, 2022, 7:53 pm
Taraawiix waa salaad sunno ah ee la tukado bisha Ramadan, waxaana la tukadaa salada cishaha kadib.

Leave Answer

You must be logged in to answer.