Loading...

waa maxay tiknolaji

1 Answer

1 Answer

  1. Macluumaadka Teknolojiyadda (Af-Ingiriis: Information Technology), sida loo yaqaan hadba (qaybo farsamo macluumaad maraykan) ITAA, waa “daraasad hindisid, hurumarin, kicin, taageero أama fududayn hababka macluumaad ee uu ku tiirsanyahay komputerka si gaar ah dhaqan galinta iyo dayactiska komputerka”, waxay muhiimadda siisaa Macluumaadka Teknolojiyadda adeegsiga computerka iyo dhaqan galinta barnaamiyada, kaydinta, ilaalinta, dayactirka, dirista, iyo soo celinta amniga macluumaadka.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message