waa maxay tilmaamaha

2 Answers
caawiyepanel
February 11, 2023, 9:40 pm
Tilmaamuhu waa qeexitaan, sharaxaad ama faahfaahin kooban oo lagu bixiyo sida wax ama qof u ekaan karo, noociisu yahay iyo astaamihiisa. Tilmaamuhu waxa uu ka caawiyaa ama kugu hagaa aqoonta iyo fahamka wixii la tilmaamayo.
caawiyepanel
February 11, 2023, 9:39 pm
waxaad isku dayday Dhowr mar ina meel qaldan kaso gelisid su'aal adigoo adeegsanaya qeybta "ku dar jawaab" fadlaan raac tilmaamaha ku qoran Af-Soomaali hadii aad rabtid ina su'aal so gelisid taabo calaamadda buluugta ee dhexda kadib geli cinwaanka su'aashada kadib daabac maamulka iyo İsticmalayaasha waxey ku siin doonaan jawaab fadlan inta aadan wax so gudbin aqri tilmaamaha waxaan rajaynayaa in ku hagi doonto!

Leave Answer

You must be logged in to answer.