waa maxay wadani

2 Answers
Queen of somalia
May 23, 2023, 12:54 am
Waa Kuma Wadani? Wadani waa qofka si dhab ah u jecel dalkiisa, sidookale aanan u ogoleyn waxkastoo dhibaato ku ah dalkiisa, dhowrana dhaqanka, luuqadda iyo taariikhda.
Moore Maani
September 30, 2023, 6:33 pm
wadankana udhashay

Leave Answer

You must be logged in to answer.