waa Maxay xaaluf

2 Answers
Rahma Mohamed Hassan
April 26, 2023, 6:40 am
xaaluf waa hoos u dhac ku yimaada tayada Carrada dhulalka qalaan iyo kuwa biyaha leh
iqra
April 22, 2023, 6:07 pm
xaalufku waa nabaad guurid iyo baaba, dhan walba ah khaasatan dhanka beeraha

Leave Answer

You must be logged in to answer.