loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
cibaq xasan
May 19, 2023 | 7:17 pm |1 Answers

waa.maxey cilmi nafsi

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 19, 2023, 11:18 pm
Cilminafsi waa cilmiga iyo barashada maskaxda iyo dabeecada dadka Ururka cilmi-nafsiga ee Maraykanka (APA) wuxuu aqoonsan yahay 56 qaybood oo kala duwan, oo mid waliba matalaya mihnad khaas ah oo ka mid ah cilmi-nafsiga. sidoo kale cilmi nafsiga waxaa lagu macneeya ain uu saldhig un yahay in qofku isku qaato wax uusan aheeyn Cilmi nafsigu waa barashada nafta iyo dabeecadeheeda iyadoo laga eegayo dhinacyo badan waxaa la ogaadaa naftu waxay diidayso iyo waxay doonayso iyo siday jawaab uga bixiso waxa la soo dersa oo jawaab bixintaasi isugu jirta mid dareen ah iyo mid hadal ama fal ay u soo gudbiso,haddaba nafba nafta kale sababaha ay uga gedisan tahay marka loo eego dhaqanka iyo dabeecada u gaarka ah waxaa dib loogu celiyaa oo loo sababeeyaa taariikh nololeedkeedii iyo waxyaalihii ay hore ula soo kulantay oo isugu jira deegaanka ay naftaasii ku noolayd iyo dadka ay la soo dhaqantay sidoo kale aqoon iyo waayo aragnimo nooca ay soo kasbatay ilaa iyo taariikh nololeedkeedii iyadoo naftu ku salaynaysa macluumaadka ku kaydsan maskaxdeeda ayaa nooca jawaab bixinteedu ku aroortaa hadba qarada iyo tayada iyo nooca ay kayd ahaan maskaxdeeda ugu hayso,haddaba waxa qofka la soo dersa oo Ingiriisiga la yidhaahdo effect,Carabigana musiir waxa jawaab celinta la yidhaahdaa react(ion)Carabigana mustajaab,waa waxa qofka ku soo derinaya iyo siduu ula dhaqmayo ama jawaab bixintuu keenayo,sidaynu hore u soo tilmaannay jawaab bixinta qaabkeeda iyo dabeecadeedu waxay ku xidhan yihiin oo dib ugu noqonayaan macluumaadka ku kaydsan qofkaa maskaxdiisa ha ahaadeen kuwo cilmi ah ama kuwo waayo aragnimo oo uu soo kasbaday noloshiis 2.cilmo nafsigu waa barashada nafta iyo dabeecadaheeda iyadoo oo loo eegayo dhinacyo tusale ahan waxa lagu ogada naftu waxey dooneyso iyo waxey diideyso iyo sidey jawab oga bixiso waxa la soo dersa oo jawab bixintas iskugu jirto mid dareen ama hadl ah iyo mid ficil ah iskugu jiro sido kale waxa jirta in uu qofku amino wax usan ahayn sida qofka oo aamina inu yahay qof xanuunsan laga yaabe inuusan xanuun hayn hada SaaS ooy tahay maskaxdiisa ayu ka dhaadhiciya tusaale ahan aan meel dhaw kaaga so qabto kulliigeen waxbarasho waa soo marnay markii aad wax dhiganaysa maalinka lagu so diro su'aalo oo anaad ka shaqayn waxa dhacaysa inaad dhahdid waan xanuunsanahay haa qofka kasta oo waxbarasho soo maray haa ayu kudhahay 3.waxa dhacda mararka qaar inu qofka isaga oo wax ubahan inu dhaho Uma baahni sidaas awgeed cilmi nafsiga waa noocyo badan yahay dadka cilmiga nafsiga bartay waxay dhahaan qof waxa lagu garta shakhsiyadiisa sida ficilka hadalka iyo dareen IWM]
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Cabdi Kariin
    waa maxay guurow
    May 12, 2023 - 23:05 |1 Answers
  • Queen of somalia
    maxaa lo yaqanaa xoolaha ama maalka lasiiyo naagta lafuray?
    Dec 18, 2022 - 23:59 |13 Answers
  • Cilmi Xasan
    siiga side is kaga dhaafa
    May 10, 2023 - 08:54 |1 Answers
  • Queen of somalia
    sheeg soohdinta kala qeybisa qaarada afrika iyo qarada aasiya?
    Dec 17, 2022 - 09:12 |1 Answers
  • nuhahmed
    imisaa gobol waayo talyaaniga
    Jun 24, 2023 - 16:39 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img