waa mxy duumo

1 Answers
Moha Ahmed
May 6, 2023, 3:31 pm
Duumadu waa cudur halis ah , waxa ayna ka mid tahy xanuunada faafa ee la is qaad siiyo, sidoo kale waa mid ka mid ah xanuunada ugu da'da weyn dunida, ee bani'aadamka ku dhaca .

Leave Answer

You must be logged in to answer.