Loading...

waamaxay curis

2 Answers

2 Answers

  1. Curisku waa qoraal habaysan oo ku saabsan hal mawduuc. Curisku waa uu ka geddisan yahay maqaalka, inkasta oo ay aad isugu macno dhowyihiin, mararka qaarna isku si loo adeegsado. Sida maqaalka oo kale, curisku waxa uu yeeshaa gundhig (thesis), taas oo lagu soo bandhigo, si toos ah ama si dadban, ujeeddadiisa. Badanaana, curisku waa uu ka dheeryahay maqaalka, oo ujeeddadiisu waa ay ka gundheertahay tan maqaalka. Sidaas awgeed, curisku waa uu ka cilmiyaysan yahay maqaalka.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message