1 Answers
Sigaar .waa buuri ku duuban warqad khafiif ah kaas oo la cabo qiiqiisa. Sigaarka oo u sameeysan qaab dhuuban ayaa hal dhinac dab laga qabadsiiyaa isla markaana laga nuugaa dhinaca kale, taas oo qiiqu tago sambabada qofka cabaya.
Leave Answer
You must be logged in to answer.