Wadanka Soomaaliya gormaa ayuu xuriyada qaatay

2 Answers
Sumayo Qurux
November 30, 2023, 8:53 pm
waxay qadate sanadkii 1960 26 juun
caawiyepanel
April 29, 2023, 5:58 am
Soomaliya waxa ay xornimada qaadatay waqooyiga 26 June 19960, todobaad kadib iyana waxaa xornimada qaadatay koonfurta dalka soomaaliya 1 jully 1960kii.

Leave Answer

You must be logged in to answer.