wadanke ku talaa buurta kaliminjaaro?

4 Answers
Cabdirsaaq Sayid
August 27, 2023, 12:08 pm
buurta kiliminjaaro waxa ay ku taalaa koonfurta wadanka tansaaniya.
Ruweydo Carabow
March 20, 2023, 7:23 pm
waxey kutalaa wadanka afrika tansaniya
xuseen khaasim osman
January 26, 2023, 10:37 am
waxey ku talaa Tanzania
Wanagzan Sabiriina
December 12, 2022, 9:58 pm
waxey ku talaa wadanka tanzaniya

Leave Answer

You must be logged in to answer.