wamaxay naxwe

3 Answers
Ilyaas Mohamad
March 19, 2025, 5:22 am
Sheeg erayda soosocda macnahood 1,Giigsan 2,samay 3,sawliil
Xakiimo Cumar
October 29, 2023, 2:02 pm
Naxwe waa barashada xeerarka ku sabsansida eradu isu badalaan qaabkooda, koox ahaana uraacaan erayo kale🥰
Queen of somalia
May 2, 2023, 12:58 pm
Naxwe ama grammar waa nidaamka luqadeed ee lagu qoro ama lagu hadlo luqad kasta. Waxaa ka mid ah xeerarka luqadeed ee lagu qoro ama lagu hadlo, sida qaabka loo isticmaalo ereyada, xarafyada, iyo qalabka kale ee luqada. Naxwaha waxay ka kooban tahay xeerar kala duwan oo loo isticmaalo si loo xaqiijiyo in luqada ay noqoto mid sax ah oo fudud, qofkasta oo luqada ku hadlaa ay fahmi karaan. Naxwaha waxaa lagu bartaa iskuulada, jaamacadaha iyo kulliyadaha luqadda.

Leave Answer

You must be logged in to answer.