1 Answers
Waa eray qeybaha hadalka ka mid ah, wuxuuna isku xiraa erayada, oraahda iyo weeraha. Xiriiriyeyaalka waxaa ka mid ah: iyo, laakiin, ama, intii, illayn, mindhaa, oo, ee, maxaa yeelay, ilaa, –na, –se, xataa.
Leave Answer
You must be logged in to answer.