You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Cunto, Raashin.waa shay kasta oo la quuto si looga helo nafaqo iyo awood jidhka nooluhu u baahan yahay si uu u sii noolado. Cuntadu waa walax nooluhu quutaan[1] taasi oo unugyada jidhka siisa tamar ay ku shaqeeyaan. Sida caadi ah cuntada waxaa laga helaa dhirta ama xayawaanka (ama labadoodaba); waxayna ka kooban tahay nafaqo, sida duxda (baruur), borotiin, fiitamiin, macdano iyo noocyo kale oo nafaqo ah kuwaasi oo taageera isla markaana tamar uu ku socdo siiya xubnaha jidhka. Walxaha cuntada waxa inta ugu badan laga qaataa afka waxayna tegtaa caloosha halkaasi oo unugyada jidhku u sii kala jebiyaan walxo yaryar, isla markaana loo isticmaalo awood ahaan, si noloshu u sii jirto.