waxa shegta gorme somali xuriyada qadatay?

2 Answers
Shamso Maxamuud
May 2, 2023, 5:17 pm
waxa ay qaatay 1960kii
Queen of somalia
April 25, 2023, 10:15 am
goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda qaadateen 26kii bishii june 1960, iyana 1dii luuliyo 1960kii waxaa iyana xornimada qaadatay koonfurta Soomaaliya.

Leave Answer

You must be logged in to answer.