xilimu dhashay Nabi muxamed csw

1 Answers
caawiyepanel
March 27, 2023, 3:49 am
nabi Muxamed NNKH wuxuu dhashay markey taariikhdu ahayd qiyaastii 570 C.D (taariikhda Carabta loo yaqaano “Sanadkii Maroodiga ama 12 rabi' al-awwal 53 sano Hijrada ka hor. Makka

Leave Answer

You must be logged in to answer.