yaa asaasay shabaab?

2 Answers
caawiyepanel
April 14, 2023, 2:03 pm
Aas aasihii Al-Shabaab si dhab ah looma oga,maadaama kooxdas ay soo martay isbadalo dhowr ah oo dhanka hogaanka ah sanadihii lasoo dhaafay waxaana loo tiriyaa inuu aasaasay Axmed Godane. Si kastaba ha ahaatee, waxaa la rumeysan yahay in Xasan Daahir Aweys oo horey u ahaa Hogaamiyihii Maxaakiimta uu qeyb weyn ka qaatay dhismahooda.
Aamina Cusman maxamuud
August 18, 2023, 2:53 pm
the difference between the part of Africa

Leave Answer

You must be logged in to answer.