1 Comments

  1. Caawiye Member

    Lama oga qofka saxda ah ee gacantiisa ku dilay saxaabiga Cusmaan Binu Cafaan (RC), laakiin taariikhyahanada waxaa jira shakhiyaadka qaar ee ay ku sheegayaan in ay dileen saxaabiga Cuthmaan Binu Cafaan, hase yeeshee waa arin ay isku khilaafsan yihiin taariikhyahanada oo mahan arin la hubo, shakhsiyaadkaasi waxaa kamid ah:

    Jabalah (جبلة), oo sidoo kale loo yaqaanay: Almowtul Aswad (الموت الأسود)
    Cabdullah Ibnu Saba’ Alyahuudi (عبد الله بن سبأ اليهودي)
    Ruumaan Al-yamaani (رومان اليماني)
    Sowdan Ibnu Xamraan (سودان بن حمران السكوني)
    Kinaana Ibnu Bishir (كنانة بن بشر)
    Dhamaan shakhsiyaadka aan soo sheegnay iyo kuwa kaleba waxaa la sheegaa in ay yihiin kuwa dilay saxaabiga Cuthmaan Binu Cafaan, hase yeeshe waa arin aanan si sax ah loo xaqiiqsaneyn ama aan la ogeyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *