1 Answers
            
            
        
        jamacada. waxaan u aadnaa inaa Cilmi noo haray dhameystirno  wax barashadu ma dhamaato lkn waa Darajooyinka  kuwa Hamiga bari noo sii horseedi lahaa hada jamacad dhigano Qofka jamacada waxuu u adaaa inoo hormar balaran sameeyo Naftiisa kalsooni ku qabo . hada jamacada dhameyso kam turjumeyso inaa wax barashadi dhameysay Cilmi kale Raadi waxa so baratay Daka u faa,iidey  ardeydeena ilahay wax barasha ha u fududeeyo. kuwa Dadkooda io Diintoda anfaca ilahy ha ka dhigo kuwa iskuuduuban oo hadafkoda yahay hormarka wadankeena ilahy haka dhigo .
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
