Faa’iidooyinka jaamacadaha aad bay u badan yihiin. Ardaydu wax badan ayay ka bartaan jaamacadda marka loo eego wakhti kasta oo noloshooda ah waxayna ka helaan faham wanaagsan oo ku saabsan adduunka ku hareeraysan ma jiraan sabab gaar ah aan u aadna jaamacadaha.
You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
jamacada. waxaan u aadnaa inaa Cilmi noo haray dhameystirno wax barashadu ma dhamaato lkn waa Darajooyinka kuwa Hamiga bari noo sii horseedi lahaa hada jamacad dhigano Qofka jamacada waxuu u adaaa inoo hormar balaran sameeyo Naftiisa kalsooni ku qabo . hada jamacada dhameyso kam turjumeyso inaa wax barashadi dhameysay Cilmi kale Raadi waxa so baratay Daka u faa,iidey ardeydeena ilahay wax barasha ha u fududeeyo. kuwa Dadkooda io Diintoda anfaca ilahy ha ka dhigo kuwa iskuuduuban oo hadafkoda yahay hormarka wadankeena ilahy haka dhigo .