4 Answers
            
            
        
        1. Ka war qabida xaalada caafimaadka Jirkaaga
2. Ka fogaashaha wax yaabaha keena Cudurka Iwm
3 .Ka haqabtirka baahida ay bulshada U qabto xaga Caafimaadka
                        ka haqabtirka baahida ay bulshada u qabto xaga caafimaadka
                si aan uga hortagno cudarada bulshada qabto oo ugu faaideeno cilmiga aan baranay
                aad,iyo aad wadku mahadsantihin sharaxada wanagsan bahda cfmdka
                Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
