Loading...

waa maxay dullin?

7 Answers

7 Answers

  1. Dullin waa magac aan la aqoon ama aan la fahamsanayn. Fadlan nasii macluumaad dheeraad ah si aan kaga jawaabo ama hadii aad heyso jawaabta nala wadaag..

    1. Replying to caawiyepanel
      Dullin waa magac aan la aqoon ama aan la fahamsanayn. Fadlan nasii...

      dulin waa noole ku dul nool noole kale quutana nafaqada noolaha uu ku dul nool yahay

    2. Replying to caawiyepanel
      Dullin waa magac aan la aqoon ama aan la fahamsanayn. Fadlan nasii...

      dullinku waa noole kudulnool noole kale
      quutana nafaqada noolaha uu ku dulnoolyahay

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message