7 Answers
dullin wa xayawan ku dul nool xaywan kle qutana xaywanka oo ku nool yahy cuntadisa dullin wa xayawan ku dul nool xaywan kle qutana xaywanka oo ku nool yahy cunadisa
dulinku waa noole ku dul nool noole oo quuta nafaqada noolahaas
dulinku waa noole kudul nool noole kale quutana nafaqada noolaha uu ķudul noolyahay
dulin waa nole kudulnol noolekale
Dullin waa magac aan la aqoon ama aan la fahamsanayn. Fadlan nasii macluumaad dheeraad ah si aan kaga jawaabo ama hadii aad heyso jawaabta nala wadaag..
dullinku waa noole kudulnool noole kale
quutana nafaqada noolaha uu ku dulnoolyahay
dulin waa noole ku dul nool noole kale quutana nafaqada noolaha uu ku dul nool yahay
Leave Answer
You must be logged in to answer.