Loading...

waa maxay geel

3 Answers

3 Answers

  1. geel waa xoolaha la dhaqdo midka ugu weyn wuxuu leeyahay hal ama laba kurus addimo dhaadheer cago balballaaran waxaana lagu baxshaa magta

  2. Geel waa xayawaan la dhaqdo oo leh tuur mid iyo labo, afar naas iyo afar Adin oo dhaadheer

    geela waxa u qaybsamaa labo qaybood geel labo tuur oo ku nool bartamaha qaarada aasiyo iyo geel leh hal tuur sida Geela somalida dhaqato waxa laga helaa waqooyiga, bariga galbeedka afrika waxa kale oo laga helaa wadamada khaalijka
    Dheefta Geela waxaa laga helaa faaiidooyin kale duwan sida hilib caano iyo gaadiid ahaan.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message