You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
geel waa xoolaha la dhaqdo midka ugu weyn wuxuu leeyahay hal ama laba kurus addimo dhaadheer cago balballaaran waxaana lagu baxshaa magta
Geel waa xayawaan la dhaqdo oo leh tuur mid iyo labo, afar naas iyo afar Adin oo dhaadheer
geela waxa u qaybsamaa labo qaybood geel labo tuur oo ku nool bartamaha qaarada aasiyo iyo geel leh hal tuur sida Geela somalida dhaqato waxa laga helaa waqooyiga, bariga galbeedka afrika waxa kale oo laga helaa wadamada khaalijka
Dheefta Geela waxaa laga helaa faaiidooyin kale duwan sida hilib caano iyo gaadiid ahaan.
geel waa xayawan ladhaqdo lanarato lanqasho