You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
duumadu waa cudur ka mid ah xanunada fa,fa sido kle wa mid kamid ah xnunada ugu da,da weyn dunida aadanaha ku dhhaca
Duumadu waa cudurka afka qalaad lagu yidhaahdo (malaria). Waana mid ka mid ah xanuunnada faafa(infectious diseases), sidoo kale waa mid ka mid ah xanuunnada ugu da’da wayn dunida, ee aadamaha ku dhaca. Duumadu waxay leedahay astaamo ay ka mid yihiin baxaadeg, xummad kulul, dhiig yaraan, qandho, waxaaney keeni kartaa dhimasho.
Hooyada uurka leh hadday ku dhacdo duumadu misana aan laga daawayn waxay ku keeni kartaa dhimasho iyo inay dhasho ilmo aan misaan lahayn, ama ilmo ka qoonma( ka soo dhaca), iyo inay hooyada lafteeduba ku naf baxdo.