waa maxay cudurka duumada

2 Answers
Sowda Mohamed
March 18, 2023, 4:10 pm
duumadu waa cudur ka mid ah xanunada fa,fa sido kle wa mid kamid ah xnunada ugu da,da weyn dunida aadanaha ku dhhaca
caawiyepanel
February 20, 2023, 4:33 pm
Duumadu waa cudurka afka qalaad lagu yidhaahdo (malaria). Waana mid ka mid ah xanuunnada faafa(infectious diseases), sidoo kale waa mid ka mid ah xanuunnada ugu da’da wayn dunida, ee aadamaha ku dhaca. Duumadu waxay leedahay astaamo ay ka mid yihiin baxaadeg, xummad kulul, dhiig yaraan, qandho, waxaaney keeni kartaa dhimasho. Hooyada uurka leh hadday ku dhacdo duumadu misana aan laga daawayn waxay ku keeni kartaa dhimasho iyo inay dhasho ilmo aan misaan lahayn, ama ilmo ka qoonma( ka soo dhaca), iyo inay hooyada lafteeduba ku naf baxdo.

Leave Answer

You must be logged in to answer.