Loading...

waa maxay bisha shacbaan

1 Answer

1 Answer

  1. Shacbaan waa bisha sideedaad ee Kalandarka Hijriga.Habeenka toban iyo shanaad ee bishan waxaa loo yaqaana “Habeenka Xirka” (Laylat al-Bara’at).

    Bishani waxay ku dhamaataa 30 maalmood.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message