You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Sacad Binu Abii Waqaas waxa uu ka mid ahaa saxaabadii Nebi Muxamed (NNKH) waxana ay ilma adeer ahaayeen hooyadiis Aamina bintu Wahab. Waxa uu ku dhashay magaalada Makkah ee dalka Carabta, ku dhawaad 594-tii miilaadiga.
Sacad Binu Abii Waqaas waxa uu caan ku ahaa in uu ka mid ahaa tobankii saxaabi ee Nebi Muxamed nnkh ee Jannada ugu bishaareeyay, waxa uu ka mid ahaa toddobadii qof ee ugu horreeyey ee qaatay diinta Islaamka waxaana la sheega in uu jiray 17 sano.