1 Comments

  1. Caawiye Member

    Sacad Binu Abii Waqaas waxa uu ka mid ahaa saxaabadii Nebi Muxamed (NNKH) waxana ay ilma adeer ahaayeen hooyadiis Aamina bintu Wahab. Waxa uu ku dhashay magaalada Makkah ee dalka Carabta, ku dhawaad ​​594-tii miilaadiga.

    Sacad Binu Abii Waqaas waxa uu caan ku ahaa in uu ka mid ahaa tobankii saxaabi ee Nebi Muxamed nnkh ee Jannada ugu bishaareeyay, waxa uu ka mid ahaa toddobadii qof ee ugu horreeyey ee qaatay diinta Islaamka waxaana la sheega in uu jiray 17 sano.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *