You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Caafimaadka waa xaalad wanaag jidheed, maskaxeed iyo bulsho oo dhamaystiran, ee maaha kaliya maqnaanshaha cudur ama jirro. Waa xaalad uu qofku jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaanba fayow yahay oo uu hawl maalmeedkiisa u gudan karo dhib la’aan. Caafimaadku waxa uu ka kooban yahay dhinacyo kala duwan oo nolosha ah, oo ay ku jiraan samaha jidhka, shucuurta, iyo bulshada ee qofka. Waxaa saameeya arrimo kala duwan, sida genetics, deegaanka, doorashada qaab nololeedka, iyo helitaanka daryeel caafimaad. Ilaalinta caafimaadku waxa ay lama huraan u tahay in aad ku noolaato nolol buuxda oo waxtar leh.
waad mahadsan tihiin