Loading...

waa maxay xiriiriye?

3 Answers

3 Answers

  1. xiriiriye Waa eray qeybaha hadalka ka mid ah, wuxuuna isku xiraa erayada, oraahda iyo weeraha. Xiriiriyeyaalka waxaa ka mid ah: iyo, laakiin, ama, intii, illayn, mindhaa, oo, ee, maxaa yeelay, ilaa, –na, –se, xataa.

    Tusaale:

    La furimaayo albaalka ilaa macallinku yimaado.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message