waa maxay xiriiriye?

3 Answers
Amal nuur Diiriye
August 7, 2023, 3:40 pm
xiriiriye waxa uu kamid yahay qeybaha hadalka ee naxwaha wuxuuna isku xiraa weeraha oraahda iyo erayada xiriiriyaasha waxaa ka mid ah sida laakin iyo ama ,oo ,ee
caawiyepanel
March 24, 2023, 1:18 pm
xiriiriye Waa eray qeybaha hadalka ka mid ah, wuxuuna isku xiraa erayada, oraahda iyo weeraha. Xiriiriyeyaalka waxaa ka mid ah: iyo, laakiin, ama, intii, illayn, mindhaa, oo, ee, maxaa yeelay, ilaa, –na, –se, xataa. Tusaale: La furimaayo albaalka ilaa macallinku yimaado.
Fatxi xuseen Cali faarax
April 9, 2023, 12:24 pm
xiriiriye waa eray qaybaha hadalka ka mid ah

Leave Answer

You must be logged in to answer.