Loading...

Goormee aya xurnimada qaadatey Kenya?

1 Answer

1 Answer

  1. Kenya waxay xornimadeeda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska 12-kii December 1963-kii, xilligaasi oo uu noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee dalkaas Jomo Kenyatta. Maalintii Kenya ay xornimada qaadatay ayaa hadda sanad walba loo dabaaldegaa maalin ciid ah oo loo yaqaan Jamhuri Day.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message