Goormee aya xurnimada qaadatey Kenya?

1 Answers
caawiyepanel
March 24, 2023, 1:25 pm
Kenya waxay xornimadeeda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska 12-kii December 1963-kii, xilligaasi oo uu noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee dalkaas Jomo Kenyatta. Maalintii Kenya ay xornimada qaadatay ayaa hadda sanad walba loo dabaaldegaa maalin ciid ah oo loo yaqaan Jamhuri Day.

Leave Answer

You must be logged in to answer.