Loading...

Tha trachea, Hunguri Cadaha wa?

1 Answer

1 Answer

  1. Hunguri cadaha. waa dhuun ay hawada marto oo Afka,sanka,iyo Sanbabada isku haaya dhirirkiisa waxuu garaa 12Cm waxuuna ku yalaa Qeybta hore ee dhuunta Qeybtiisa hoosana waxey ku dhamataa Meel ay kukala leexdaan Labada Sambab.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message