Loading...

waa maxay somaaliya

1 Answer

1 Answer

  1. Soomaaliya waa dal dhaca Geeska Afrika, galbeedna waxa ka xiga Itoobiya, waqooyi galbeed Jabuuti, Koonfur-galbeed Kenya, Gacanka Cadmeed oo woqooyi ka xigta, barina badweynta Hindiya. Caasimadeeda waa Muqdisho, waxaana ku nool ku dhawaad 16 milyan oo qof. Luuqadaha rasmiga ah ee Soomaaliya waa Soomaali , inta badan dadkeeduna waxay ku dhaqmaan diinta Islaamka.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message